top of page

MUWAADINIINTA DUNIDA

Waxaa muhiim inoo ah in aan macaamiisha turjumaadda qoraalka ah iyo turjumaadda hadalka ah iyo adeegyada luqadaha ugu adeegno si gaar ah, degdegsiimo leh islamarkaasna la aamin karo.

Dhammaan xubnaha shabakaddeennu waa xirfadlayaal tababaran. 

Waxaan naqaan qaanuunka, nidaam hawleedyada iyo anshaxa waaafaqsan xirfadda turjumaannada qoraalka iyo turjumaannada hadalka, kuwaas oo aan si buuxda u raacno. Waxaa kale oo waajib nagu ah islamarkaasna annaga iyo waxqabadkeennaba qabanaya heshiisyada xafidaadda iyo ilaalinta xogta.

71_edited.jpg
Kaikilla-kielillä-kaikista-kielistä-Maai

HADDII AAN NAHAY MUWAADINIINTA DUNIDA

Luqadaha iyo dhaqanku waa waxa ugu weyn ee uu xubin kasta oo kooxdeenna kamid ah uu xiiseeyo. Waxaa na farxad-geliya in aan macaamiisheenna kala shaqayno islamarkaasna ku caawinno bahda luqadaha badan.

Waan isla soo xiriiraynaa – Si shaksi ah ayaan marwalba u adeegnaa!!

1 copy_edited_edited.jpg

OHTO HIILAMO

Maamule, Mastarka Jaamacadda Cilmiga Dhaqaalaha

Ereyga ”muwaadinka dunida” ayaa Ohto ka bixinaya sawirka ugu fiican. Kaddib markii uu xirfadda adeegga luqadaha uga soo shaqeeyay shirkado kala duduwan ayuu wuxuu go’aansaday in uu aasaaso shirkad si dhab ah u horumarinaysaa luqado badnaanshaha. Ganacsiga shirkadda Muwaadiniinta dunida (Maailmankansalaiset Oy) waxaa aasaas u ah gacan ka geysashada kulanka dhaqamada iyo dhisidda buundo isku xirta oo xiriirisa bulshooyinka kala duwan ee luqadaha badan ku hadla. Ohto wuxuu tegay in ka badan 60 dal, dibadda ayuu wakhti dheer deganaa wuxuuna si fiican ugu hadlaa luqado badan.

​Tel: 041 3139 660

ohto.hiilamo (a)maailmankansalaiset.fi

kielipalvelut (a)maailmankansalaiset.fi

  • Linkedin
Jenni full size_edited_edited_edited.jpg

JENNI RAJALA

Project manager

Jenni has graduated with a master’s degree from the University of Helsinki, where she studied Russian and German. She has gained experience in international affairs and sales, as well as their combination. Foreign languages are a passion of Jenni as a pathway to authentic cultural knowledge all over the world. Her most unforgettable experience so far is travelling by train through Siberia to Vladivostok.

Tel: 044 973 5255

kielipalvelut (a)maailmankansalaiset.fi

  • Linkedin
bottom of page