top of page

Adeegyo luqadeedyo tayo leh oo loogu talaggalay in ay daboolaan dhammaan baahiyaha luqadeed

Annagoo adeegsanayna shabakaddeena ballaaran ee xirfadlayaasha ayaan si fudud oo habaysan idinku siin karnaa dhammaan adeegyada luqadeed ee aad u baahan tihiin idiinkoo hal qof oo kaliya soo maraya.

 

Waxaa kale oo aan qabannaa turjumaadda qoraalka ah ee maqal-muuqaalka ah (AV-kääntäminen) oo toos loo gelinayo faylasha-SRT, waxaa kale oo aan qabannaa hawalaha la xiriira fududaynta iyo fasiix ka dhigista qoraallada ee baahiyaha kala duwan loo qabo.

 

Fudaydnimada, fasiixnimada iyo khalad la’aanta luqadda waxaan ku hubinnaa adeeggeena sixitaanka, hubinta iyo tifaftirka luqadda.

 

Waxaa kale oo aan si fudud u qabannaa qoraal ka dhigista hadalka yacni furfurista yeeriska.

LA SOO XIRIIRID AMA CODSI BEEC GAARIS

Thank you!

041 313 9660

Y-tunnus: 3177904-5

Ohto.Hiilamo(a)maailmankansalaiset.fi

kielipalvelut(a)maailmankansalaiset.fi

Laskutustiedot:

Verkkolaskutusosoite: 003731779045

Välittäjä: Apix Messaging Oy 

Välittäjätunnus: 003723327487

© 2022 Maailmankansalaiset Oy
 

  • LinkedIn
  • Youtube
bottom of page