top of page

Adeggyada turjumaadda qoraalka ah ee luqada oo dhan, iyo dhammaan baahiyaha turjumaadda qoraalka ah

Waxan shirkadaha, ururada iyo mu’asasooyinka ka caawinnaa baahiyaha turjumaadda qoraalka ee isbeddelaya.

Shabakaddeenna turjumaannada qoraalku waxay ka kooban yihiin boqolaal xirfadlayaal dhinca luqadaha ah, kuwaas oo leh waayo-aragnimo ballaaran iyo aqoon xooggan. Liiskeenna luqaduhu waa mid noocyo iyo dhinacyo badan. Waxaad hab tayo leh oo degdeg ah nooga heleysaan turjumaadda qoraalka ah oo luqad kasta loo turjumayo lagana turjumayo. Waxaan xoogga saarnaa tayada turjumaadda qoraalka ah, adeegyadeenna turjumaadda qoraalkana waxaa dhammaantood ku jira oo qayb ka ah sixitaan buuxa oo qoraalka lagu samaynayo.

Waxaan sidoo kale qabannaa adeegga ah in toos turjumaadda qoraalka ah looga soo saaro islamarkaasna loo geliyo degellada shabakadda ee aad ku shaqaysaan. Waxaan si gaar ah ugu takhasusnay xiriirita isku xirka ku salaysan ee WordPress. 

Codso beec-gaaris ku saabsan adeegga turjumaadda qoraalka ah adigoo isticmaalaya foomka hoose, telefoonka ama iimaylka:

Tel. 0413139660
Ohto.Hiilamo(a)maailmankansalaiset.fi

131_edited.jpg
bottom of page