Turjumaad qoraal ah oo luqadaha oo dhan lagu turjumayo
MUWAADINIINTA DUNIDA – ADEEGYO LUQADEEYDYADA DHABTA AH EE LUQADAHA IYO DHAQAMADA KALA DUWAN OO SHIRKADAHA LOOGU TALAGGALAY
Dhammaan luqaduhu waa kuwa agteenna ka simman oo qiimo ku leh. Shabakaddeena ballaaran ayaa noo saamaxaysa in aan luqad kasta u turjunno hab tayo leh oo degdeg ah.
Waxaan shirkadaha, mu’asasooyinka iyo ururada ka caawinnaa baahiyaha luqadeed ee sida aadka ah isu bedbeddela ama kala duwan. Turjumaadaha aan samaynay waxaa kamid ah kuwa aan ka samaynay luqadaha soo socda:
Carabi, bulgaariya, ingiriis, isbaanishka, hollandiis, talyaani, norweeji, boortaqiis, boolaandees, faransiis, roomaaniya, iswiidhish, jarmal, soomaali, daanish iyo estooniyaan.
Tusaalooyinka adeegyadeenna afafka – Maxaan ka caawinnaa?
Adeegyada turjumaadda qoraalka ah
-
Turjumaadyada bogagga shabakadaha
-
Sare u qaadista erey-raadinta luqadaha badan
-
Turjumaadyada qoraalka ah ee idman ama ruqsadda turjumaadda loo haysto
-
Turjumaadda qoraalka ah ee fiidiyowyada la geliyo
-
Turjumaadda qoraalka ah ee agabka suuqgeynta
-
Turjummaadda qoraalka ah ee ogeysiisyada
Shirkadda Muwaadiniinta dunidu (Maailmankansalaiset Oy) waa shirkad bixisa adeegga luqadaha oo uu sannadkii 2021 aasaasay maareeye Ohto Hiilamon. Waxaan doonaynaa in aan gacan ka geysanno kulanka dhaqamada kala duwan iyo dhismaha hab isku xira bulshooyinka ku nool dunidan luqadaha badan. Waxaa shabakaddeena qayb ka ah boqolaal xirfadlayaa luqadeed ah, kuwaas oo leh waayo-aragnimo ballaaran iyo aqoon xooggan.
Waxaan si diirran idiinkugu soo dhoweynaynaa ka mid noqoshada macaamiisheenna.