top of page

Tababarka luqaduhu waa wax aan niyad xooggan u heyno

Luqaduhu waa jacaylka iyo farxadda shaqaalaheenna oo dhan. Tababarayaasheenna luqaduhu waa xirfadlayaal leh tixraacyo aad u wanaagsan iyo waayo-aragnimada xirfaddan oo sannado badan ah. Waxaan qabanaabinnaa waxbarasho kooxeed iyo mid shakhsiyeed waxaana lagu bixinayaa khadka internetka ama goob waxbarasho.

​ Waxbarashada luqad ku harqinta ee afka finnishku waa mid u dheceyso hab xiriir is-dhexgalka ah waana mid marwalba ku jaango’an mowduuca la baranayo.

 

Ku soo dhowow oo ku soo biir!

LA SOO XIRIIRID AMA CODSI BEEC GAARIS

Thank you!

041 313 9660

Y-tunnus: 3177904-5

Ohto.Hiilamo(a)maailmankansalaiset.fi

kielipalvelut(a)maailmankansalaiset.fi

Laskutustiedot:

Verkkolaskutusosoite: 003731779045

Välittäjä: Apix Messaging Oy 

Välittäjätunnus: 003723327487

© 2022 Maailmankansalaiset Oy
 

  • LinkedIn
  • Youtube
bottom of page