top of page
MK_Maailmankansalainen_logo_RGB.png

Turjumaad qoraal ah oo luqadaha oo dhan lagu turjumayo

MUWAADINIINTA DUNIDA – ADEEGYO LUQADEEYDYADA DHABTA AH EE LUQADAHA IYO DHAQAMADA KALA DUWAN OO SHIRKADAHA LOOGU TALAGGALAY 

Dhammaan luqaduhu waa kuwa agteenna ka simman oo qiimo ku leh. Shabakaddeena ballaaran ayaa noo saamaxaysa in aan luqad kasta u turjunno hab tayo leh oo degdeg ah. 
 
Waxaan shirkadaha, mu’asasooyinka iyo ururada ka caawinnaa baahiyaha luqadeed ee sida aadka ah isu bedbeddela ama kala duwan. Turjumaadaha aan samaynay waxaa kamid ah kuwa aan ka samaynay luqadaha soo socda:

Carabi, bulgaariya, ingiriis, isbaanishka, hollandiis, talyaani, norweeji, boortaqiis, boolaandees, faransiis, roomaaniya, iswiidhish, jarmal, soomaali, daanish iyo estooniyaan.
 
Tusaalooyinka adeegyadeenna afafka – Maxaan ka caawinnaa? 

Adeegyada turjumaadda qoraalka ah

  • Turjumaadyada bogagga shabakadaha

  • Sare u qaadista erey-raadinta luqadaha badan

  • Turjumaadyada qoraalka ah ee idman ama ruqsadda turjumaadda loo haysto

  • Turjumaadda qoraalka ah ee fiidiyowyada la geliyo

  • Turjumaadda qoraalka ah ee agabka suuqgeynta

  • Turjummaadda qoraalka ah ee ogeysiisyada

Turjumaad

  • Turjumaadda arrimaha sharciga la xiriirta

  • Turjumaadda soo danaysashada

  • Turjumaadda siminaarada

  • Turjumaadda wadaxaajoodyada ganacsiga

  • Adeegga turjumaadda Escort

Waxbarashada luqadeed

  • Luqad ku harqin

  • Waxbarasho-kooxeed

  • Waxbarasho shakhsi ah

Adeegyada kale ee luqadaha

  • Sixitaanka iyo hubinta qoraalka luqadda

  • Tifaftirka

  • Qoraal ka dhigista hadalka

  • Fududaynta iyo fasiix ka dhigista qoraalka

  • Turjumaadda qoraalka ah ee maqal-muuqaalka (AV)

  • Hadallada

Shirkadda Muwaadiniinta dunidu (Maailmankansalaiset Oy) waa shirkad bixisa adeegga luqadaha oo uu sannadkii 2021 aasaasay maareeye Ohto Hiilamon. Waxaan doonaynaa in aan gacan ka geysanno kulanka dhaqamada kala duwan iyo dhismaha hab isku xira bulshooyinka ku nool dunidan luqadaha badan. Waxaa shabakaddeena qayb ka ah boqolaal xirfadlayaa luqadeed ah, kuwaas oo leh waayo-aragnimo ballaaran iyo aqoon xooggan.

Waxaan si diirran idiinkugu soo dhoweynaynaa ka mid noqoshada macaamiisheenna.

MK_Maailmankansalainen_logo_RGB.png
Clients

Ajankohtaista

No posts published in this language yet
Once posts are published, you’ll see them here.
Yhteydenotto
MK_Arvolupaus_TEXT_FI-1.jpg
bottom of page